War baahinta ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirro muujinaya weerarkii talaaladii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Sh/hoose.
Waxaa sawirada laga arki karaa meyd ciidan oo biyaha wabiga ku jira iyo kuwa la dilayo
WAXAA SAWIRRADA KA MIDA QAAR QALAFSAN.. HA DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN
[ad name=”HTML-7″]
[ad name=”HTML-1″]
Goobjooge.com