Monday, September 15, 2025

DAAWO: “Anigu qabiil ma lihi, waxaan ahay Soomaali…” [Daawo khubadii cajiibka aheyd ee Farmaajo

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad saameyn badan leh ka jeediyay xaflad ka dhacay magaalada Nairobi, isagoo sheegay  inuu isagu ugu horeeyo inuusan qabiil ahayn, aysanna jiri doonin cid uu qabiil ku soo dhoweynayo iyo qof uu qabiil ku fogeynayo.

“Anigu Farmaajo ahaan qabiil ma lihi waxaan ahay Soomaali, umada Soomaaliyeed oo dhan ayaan u dhexeeyaa. Sidaas oo kale ra’iisal wasaaruhu malaha qabiil waa Soomaali.. sidaas ayaana ku heshiinay inaan dalka uyo dadka ugu shaqayno.”

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON