Aroos cajiib ah oo si caaqiibo leh loo agaasimay ayaa ka dhacay mid ka mida xerooyinka Qaxootiga magaalada Muqdisho.
Sawirro la yaab leh oo wakaalada wararka Reuters ka qaaday lamaanaha is guursaday oo qarooxi barakacayaal ah ayaa dunida lagu baahiyay, iyagoo noqday arrin si weyn soo jiidasho u leh.
DAAWO SAWIRRADA