Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Axmed Madoobe oo soo jeediyay in go’aan mideysan laga qaato Alshabaab

Madaxweynaha mamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa socdaal gaaban ku tegay degaanada Afmadow iyo Qooqaani, Taabto iyo Dhoobley isagoo laba maalmood ku sugnaa degaanadaasi oo Alshabaab ay weeraro ka geysteen.

Wuxuu Axmed Madoobe in qasaare ba’an la gaarsiiyay Alshabaab dagaaladii dhowaan ka dhacay degaanadii uu tegay, wuxuuna caddeeyay in go’aan buuxda laga qaadan doono dagaalka Alshabaab, wuxuuna ku baaqay in dadku isku tashadaan.

Ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka Jubba ayuu sheegay inay raadsan doonaan oo socod iyo guluf dagaal geli doonaan xilliyada soo socda.

DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON