Thursday, July 17, 2025

DAAWO: Bannaanbaxayaal Careysan oo gilgilay Muqdisho [Jidkii Maka Almukrama oo xiran]

Bannaanbaxayaal careysay oo xiray wadadda muhiimka ah ee Maka Almukarama magaalada Muqdisho.

Dadkan isu soo baxay ayaa la sheegay inay ka careysan yihiin askar iyo saraakiil shalay lagu dilay Muqdisho markii ciidamada dhexdooda ay dagaalameen.

Jidka ayaa lagu xiray dhagxaan iyagoo dadkani ay gubeen lugaha baabuurta, waxayna xaaladu noqotay mid cakiran.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON