Sunday, July 13, 2025

DAAWO: Booliska oo shaaciyey Kiiska loo xiray Madaxda & Shaqaalaha Canshuuraha ee Dekadda Muqdisho

Saraakiisha ciidamada Booliska ee hoggaanka Canshuuraha ayaa faahfaahin ka bixiyey  kiiska musuqa ah ee loo heysto madaxda iyo shaqaalaha Waaxda Canshuuraha dekadda weyn ee Muqdisho.

ilaa 10 ka mida madaxda iyo shaqaalaha Kastamka Dekadda Muqdisho ayaa xabsiga loo taxaabay shalay iyo xalay iyadoo uu ka mid yahay madixii canshuuraha dekadda Muqdisho Axmed C/llaahi Samow, waxaan lagu soo eedeeyay xatooyo xoolo dadweyne.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON