Friday, August 1, 2025

DAAWO: Cabdi Ismacil Samatar: “Ninka Maxkamadda Sare loo magacaabay khibrad ma laha, waxayna ilmo habreed yihiin..”

Prof. Cabdi Ismacil Samatar ayaa ka hadlay xil ka qaadistII Madaxweynaha Soomaaliya ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahim.Iidle Suleymaan.

Wuxuu sheegay inay jiraan shakiyo badan oo ku saabsan xil ka qaadista, isla markaana ay jiraan inuu qaraabo hoose la yahay Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, ayna tahay jariimo weyn in qof aan khibrad lahayn xilkaas sare loo magacaabo.

Prof. Cabdi Ismacil Samatar ayaa qaabka xil ka qaadista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ku tilmaamay mid halis gelin karta xilka madaxweyne Farmaajo, wuxuuna sheegay in Guddoomiyaha cusub ee la magacaabay aanu weligii maxkamad fariisan wax khibrad ahna lahayn.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA TV UNIVERSAL

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON