Wednesday, July 16, 2025

DAAWO: Cali Khaliif iyo wasiiradiisa oo loo qabtay inay 24 saac uga baxaan Buuhoodle

Ciidamada KU SUGAN Magaalada Buuhoodle ayaa mudd 24 saacadood ah u qabtay inay Magaalada Buuhoodle

ugu baxaan Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr iyo maamulkiisa Khaatumo, iyadoo ku eedeeyay inay la heshiiyeen Somaliland.

Saraakiishan oo warbaahinta la hadashay ayaa sjeegay in haddii Cali khaliif uu ku sugnaado Buuhoodle in ay dagaal ku qaadi Doonaan islamarkaasina ay ka saari doonaan Gudaha Magaalada Buuhoodle, waxayna ku dhaarteen inaysan ogolaaneynin cid heshiis la gasha Somaliland.

Xaaldan adag ayaa timid kadib markii Cali Khaliif  uu shaaciyay inuu wada hadal la furay Maamulka Somaliland, taasoo ka careysiisay Saraakiisha hogaamineeysa Ciidamada Maamulka Khaatumo.

DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON