Tuesday, July 1, 2025

DAAWO CALI M. GEEDI: “Aniga & Madaxweynaha waxaa beesheena dan ugu jiraa in degaan wax lagu qeybiyo..”

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya xilligii KMG ahaa Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in nidaamka 4.5 uu xaq uga maqan yahay beeshooda isaga iyo madaxweynaha oo qaabka degaanka uu aaminsan yahay in lagu soo xulo Baarlamaanka 2016 la dhisayo.

Isagoo wareysi siiyay telefishanka SBC xilli uu ku sugnaa magaalada Boosaaso ayuu Prof. Cali Maxamed Geedi uu faahfaahin ka bixiyay qaabka uu doonayo in looga baxo 4.5, wuxuuna caddeeyay in dad Soomaali muwaadin ah aanay diideynin in qaab degaan wax lagu qeybsado.

SARE KA DAAWO WAREYSIGA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON