DAAWO C/raxmaan C/shakuur: “Tartankii aqalka Sare ee Galmudug lacago fara badan ayaa lagu kala iibsaday”

0

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in tartankii doorashada Aqalka Sare ee Galmudug kuraasta lagu kala iibsaday lacago fara badan.

Musharax oo dhinac hambalyo uga diray dadkii ku guuleystay xildhibaanada Aqalka Sare ee Galmudug ayaa haddana sheegay in musuq badan uu ka dhacay meesha, isla markaana ergada wax dooraneysa ay hadda qiimaheedu mareysio 5,000 $ (Shan kun Doolar).

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO UU SOO DUUBAY MUSHARAXA