Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Cumar Dhagey: “Waqtiga Doorashada dhaceyso waxaa lagu shaacin doona shirka Madasha”

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa shaaciyay

in xilliga ay dhaceyso doorashada 2016 lagu go’aamin doono shirka Madasha Qaran ee Muqdisho ka furmi doona.

Wuxuu ka hadlay diyaargarowga guddiga iyo arrimaha hor yaala, isagoo faahfaahin ka bixiyay sida guddigu u yahay dhexdhexaad howshiisa u gudan doona si xalaal ah.

Guddoomiyaha Guddiga ayaa sheegay in guddigoodu ka madax bannaan yahay dhammaan siyaasadaha iyo kooxda is diidan, isagoo codsaday in lagu qiimeeyo waxqabadkooda.

 DAAWO VIDEO.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON