Thursday, July 3, 2025

DAAWO: Dad fara badan oo laga hor istaagay Xafladii soo dhoweynta Farmaajo ee Magaalada Nairobi

Xaflad xalay ka dhacday magaalada Nairobi oo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la yeeshay qaar ka mida jaaliyadda Soomalida ayaa laga hor istaagay dad fara badan oo isugu jira siyaasiyiin, mas’uuliyiin iyo dadweyne kale.

Qaar ka mida dadka dibadda lagu celiyay oo boqolaal ahaa ayaa ku eedeeyay nidaam xumida safaaradda Soomaalida ee magaalada Nairobi oo muddo dheer shaqo badani aysan ka socon, waxayna dareenkooda ka muujiyeen qaabkii looga dhaqmay.

HOOS KA DAAWO WARBXINITA  TV-ga RT

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON