Sunday, July 27, 2025

DAAWO VIDEO: Dagaal qaraar oo maanta ka dhacay Gaalkacyo iyo ololka Madaafiicda

Waxaa si lama filaan ah maanta dagaal hor leh uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kadib heshiiskii weynaa ee shalay ka dhacay halkaasi oo labada madaxweyne ee Galmudug iyo Puntland ay saxiixeen.

Dagaalka maanta ayaa qasaare baaxad weyn leh dhaliyay, waxaana madaafiic is weydaarsaday labada dhinac, waxaad dhinaca sare ka daawan kartaa qeyb yar oo ka mida dagaalka maanta dhacay iyo ololka madaafiicdu dhaliyeen.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON