Friday, June 27, 2025

DAAWO: Diyaaradii ugu horeysay oo rakaab ah oo ka degtay Magaalada Baardheere

Diyaaradii ugu horeysay oo rakaab ah ayaa maanta ka degtay garoonka Diyaaradaha magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo  xirnaa muddo ka badan ilaa 10 sanadood, waxaana dhowaan lagu dhawaaqay inuu furan yahay.

Waxaa maanta soo caga dhigatay diyaarad rakaab ah oo ka timid dhinaca magaalada Muqdisho oo geystay dad rakaab ah, iyadoo ay hore u sii raaceen rakaab kale oo ku socday Magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUUQAALADA GAROONKA IYO DIYAARADDA KA DEGTAY

DSC08264DSC08265DSC08266DSC08267DSC08268

 Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON