Haweeneyda isu soo sharaxday xilka Madaxweynaha Soomaaliya Faadumo Dayib ayaa farriin ay soo dirtay ku sheegtay inay ka hartay tartanka.
Faadumo oo maalmo ka hor wareysi ay siisay Wargeys Mareykan ah ku sheegtay inay ka hartay tartanka ayaa farriinteedu ahayd mid Ingiriis ay ku hadleyso, taasoo dadka qaarkiis ay ku fasireen inay markii horeba musharaxnimadeeda ku koobneyd warbaahinta reer Galbeedka.
Warar Xul ah