Tuesday, June 24, 2025

Daawo qaraaxada Faarax Macalin: “Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxda Soomaaliyeed wiilka Xabashiga ah ee Gabre ayaa farta ugu yeera…!”

Siyasiyga Faarax Macalin  oo ka mida siyaasiyinta Soomaalida Kenya, horena u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa si weyn u ceebeeyay madaxda Soomaalida ee xilligan xilli uu ka hadlayay xaflad Nairobi loogu sameeyay madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, wuxuuna sheegay in madaxda Soomaalida oo dhan madaxweyne Xasan Sheekh, Faarax C/qaadir, madaxda kale uu farta ugu yeero wiilka xabashiga ah ee Gabre oo dhamaantood ay jilbaha ku socdaan markii ay arkaan.

Qaraaxada Faarax Macalin ayaa ahayd mid loo sacaba tumay isagoo sheegay inuu aad uga xumaato damiir xumada madaxda Soomaalida.

Dhinaca sare ka daawo

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON