Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Faarax Sheekh C/qaadir: “Xasan Sheekh waa soo laabanayaa…”

Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo ka mid ah taageerayaasha waaweyn ee Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inuu madaxweyne Xasan Sheekh yahay musharax, isla markaana mar kale xilka ku soo baana doono.

Wuxuu beeniyay inay koox gaar ah dalka qabsatay, balse doorshadiii uu ku soo baxay madaxwayne Xasan sheekh ay ahayd Isbedel, Wuxuuna ku faanay in waxyaabo badan u qabsoomeem dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

DAAWO VIDEO

Universal

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON