Tuesday, June 24, 2025

Daawo: Gaadiidkii ugu badnaa oo dowladda Japan ugu deeqday Booliska Soomaaliyeed

Dowladda Japan ayaa ugu deeqday ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gaadiid ciidan oo loogu talogalay inay adeegsadaan ciidamada Booliska. Gaadiidka lagu wareejiyay Taliska ciidamada Booliska ayaa gaaraya 56 baabuur, kuwaasoo loogu talo galay inay ku howl galaan  ciidamada Booliska.

Gaadiidkaan faraha badan ayaa lagula wareegay munaasabad ka dhacday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay munaasbadda wareejinta ka qeyb galeen  Wasiirka Amniga gudaha, Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo madax ka tirsan safaaradda Japan ee dalka Somalia.

DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

[ad name=”HTML”]

6

7

8

[ad name=”HTML-7″]

9

10

11

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON