Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Guddoomiyaha & ku xigeenka Baarlamaanka Somaliland oo ka heshiiyay dagaalkii dhex maray

Shir gudoonka Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta ka heshiiyay gacan-ka-hadalkii dhex maray dhowaan ee ka dhashay muranka ka taagan Kireynta Haamaha Dekadda Berbera, waxaana kulan ay maanta yeesheen golaha wakiilada Somaliland lagu arkayay labada mas’uul ee guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka oo is marxabeysiinaya.

Cirrobaashe

Guddoomiye C/raxmaan Cirro iyo ku xigeenkiisa Baashe Maxamed ayaa Baarlamaanka u sheegay inay wixii dhex maray ay ka heshiiyeen iyagoo aan la soo dhex gelin ay dhameysteen wixii ka dhacay ayna isa saamaxeen kana codsanayaan Golaha inuu saamaxo.

Sacab fara badan oo u dhacay iyo khudbadaha ay jeediyeen labada mas’uul waxaa hoolka shirka hareeyay guux iyo taageero.

HOOS KA DAAWO KULANKII MAANTA

[ot-video type=”youtube” url=”https://www.youtube.com/watch?v=-z00EW-dXoI”]

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON