Monday, July 14, 2025

DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga Wadani oo qarxiyey Fadeexad shirkad ay leeyihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro)  ayaa qarxiyey fadeexad ku saabsan shirkad muran weyn ka taagnaa oo la sheegay inay Imaaraadka Carabta ka dhiseen xubno ka mida xukuumadda Somaliland.

C/raxmaan Cirro ayaa ku baaqay in Wasiirka Arimaha Dibadda  Somaliland Sacad Cali Shire iyo Safiirka Somalialnd ee  Imaaraadka Carabta Baashe Cawil xilka laga qaado ama ay is casilaan haddiiba ay ku lug yeesheen shirkad uu sheegay in lagu lunsanayo hantida dadweynaha Somaliland.

Shirkadan oo si weyn looga hadal hayo Somaliland ayaa lagu magacabaa ‘Somaliland Investment Company LTD’ waxaana ku lug yeeshay madaxda Somaliland oo xitaa la sheegay in lagu daray dadka leh  saamiyadeed amadaxweynahe dalkaasi Muuse Biixi.

Hoos ka daawo Warka uu soo saaray C/raxmaan Cirro

https://youtu.be/GekVDCOYzwA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON