Tuesday, June 24, 2025

Daawo: Hoggaamiyaha Ruuxiga Iiraan Aayatullahi Cali Khumeyni oo la ilmeeyay Janaasadii Gen. Qasim Suleymani..

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan Aayatullaah Cali Khomeyni ayaa horkacay saaka salaadii janaasaddda ee lagu tukaday taliyihii ciidamada Qudus ee dalkaasi Jen. Qaasim Suleymani, kaasoo ciidamada Mareykanka ay duqeyn ku dileen magaalada Baqdaad.

Hoggaamiyaha Iiran Aayatullaahi Khomeynti oo ah ninka ugu awoodda badan dalkaasi oo leh go’aanka ugu danbeeya ayaa janaasadda Jenraal Suleymani ka akhriyey duco Carabi ah, isagoo la ilmeeyyay ducadaasi, waxaana halkaasi ku sugnaa dhammaan madaxda dalka Iiraan iyo saraakiisha sare ee ciidamada.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON