Hooyada dhashay madaxweynihii hore ee DDSI ayaa shaacisay in si xun xabsiga loogu jirdilay Cabdi Maxamuud Cumar, waxayna caddeysay inay raashin u geeyeen balse, ay arkeen iyadoo la jir dilayo oo ay meel sare kasoo tuureen.
Hooyada oo lagu magacaabo Deeb Mahad Colow ayaa sheegtay inuu cabaad badan ka baxay Cabi, iyadoo faahfaahin ka bixisay sida loo jirdilayo ilaa heer ay gaareen inuu miyir beelay, iyadoo ay jiidayeen 8 askari.
HOOS KA DAAWO