Waxaa barnaamij gaar ah oo sirdoon laga sameeyay kiiskii lagu dilay Allaha u Naxariistee Weriye Hindiya Xaaji Maxamad oo u geeriyootay qaraxa gaarigeeda loogu xiray 3-dii Disembar 2015.
Hordhaca barnaamijka oo kooban oo uu daadihinayo Weriye C/casiis Afrika qeybta sare ka daawo.
Goobjooge.com