Monday, June 23, 2025

DAAWO: Hordhaca Dilaaga Weriyeyaasha: Yaa dilay Mahad A. Cilmi, Cali Iimaan…..???

Waa barnaamij kale oo ka mida Barnaamijyada sirdoon ee laga sameeyay ragga Alshabaab ka midka ahaa ee dowladda U gacan gala.

Markan waxaa  la wareysanayaa Xasan Xanafi Xaaji oo loo aaneynayo inuu ahaa ragga Alshabaab ugu qaabilsan dilka weriyeyaasha, ninkan wuxu hore u ahaa Weriye ka howlgala magaalada Muqdisho intii aanu ku biirin Alshabaab, waxaana laga soo qabtay xuduudka Kenya.

Muuqaalka hordhaca ah waxaa ka muuqda Xasan Xanafi oo dhaawacyo xoog leh oo bogsaday ka gaareen madaxa. Weriye C/casiis Afrika ayaa daadihinaya barnaamijkan cusub oo xogo badan xambaarsan. Waxaana barnaamijka ka qeyb qaadanaya weriyayaal badan oo uu telefoonada ugu hanjabi jiray.

Ad

HORDHACA DHINACA SARE KA DAAWO

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON