Garabka Warfaafinta Alshabaab ee Mu’asasada Al-kataa’ib ayaa soo saartay Filim maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan dagaalkii Ceel-cadde oo lagu laayay ciidamada Kenya.
Waxaa la baahiyay sawirro hordhac ah oo ka mida filimka Alkataa’ib sawirro hordhac ah oo ku saabsan filimka Alshabaab ee dagaalkii Ceelcade.
Waxaa filimka ka dhex muuqda maxaabiis Kenyaati ah oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab, weeraradii lagu galay xerada ciidamada Kenya ee Ceelcadde iyo wixii qabsaday ciidamada Kenya.
DAAWO SAWIRRADA HORDHACA AH
Goobjooge.com