Wednesday, July 16, 2025

DAAWO: Hotel Naasa-hablood 2 ee Mqudisho oo dib loo furay kadib weerarkii Alshabaab

Hotelka Naasa-hablood 2 ee weerarka ay ku qaadeen kooxda Alshabaab aakhirkii Bishii Oktoobar ayaa dib loo furay kadib dayactir lagu sameeyay.

Hotelka oo qasaare weyn kasoo gaaray qaraxyo iyo dabley Alshabaab ah oo qabsatay muddo saacado ah ayaa dib u dhiskiisa uu qaatay in ka badan 40 maalood, waxaana mar kale dib loo furay, iyadoo ay ka hadleen xubno ka mida dadkii ku xayirmay weerarkii Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON