Sunday, July 6, 2025

DAAWO: Jen. Galaal oo Dhuusamareeb uga dhawaaqay inuu aqoonsaday dowladda Ahlu suna

Jan. Maxamed Nur Galaal oo ka mida saraakiishii hore ee Milateriga Soomaaliya ayaa si cad u taageeray maamulka Ahlsu suna ee Gobollada Dhexe oo uu madaxweyne ka yahay Sheekh Axmed Shaakir, wuxuuna maanta tegay magaalada Dhuusamareeb.

Jan. Galaal ayaa Madaxtooyada kooxda Ahlu suna uga dhawaaqay inuu ugu tegay hambalyada maamulka ay dhisteen isla markaana uu tallooyin siiyay, wuxuuna sheegay inay dowlada ay dhisteen uu taageersan yahay.

Jan. Maxamed Nuur Gallaal wuxuu muddooyinkii dambe ku sugnaa degaanada ay Ahlu suna ka taliso, waxaana horeba loo ogaa inuu ka mid yahay dadka geed fadhiga u ah kooxda Ahl suna.

DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

[ad name=”HTML”]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON