“Waxaan go’aansaday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo. Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiye toona waxaan u tanaasulay Nabada iyo Wadajirka Ummada Somaliland..”
Siduu hore u yidhi Madaxwayne Riyaale “Gacantayda Somaliland ku burburi mayso, Aniguna waxaan leeyhaay Dalkayga damacayga u burburin maayo, dadkeygana dhiiggooda u daadin maayo waxaanse ka baqayaa inay Gacanta Kulmiye ku burburto “
” Waxaan shacbiga Somalilan kula dardaarmayaa isku duubnaada shacbigaygaw, una Adkaysta waayaha adag ee aynu galnay..”
MUSHARAXA XISBIGA WADDANI C/RAXMAAN CIRRO