Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Meydadka Alshabaab ee dagaalkii Halgan iyo Hubkii ugu fara badnaa oo laga furtay

Waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay ee laga helo qasaarihii dagaal ee gaaray kooxda Alshabaab weerarkii ay ku qaaday saldhigyada ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo ciidamada dowladda Federaalka ee degaanka Halgan, Gobolka Hiiraan.
Weriyeyaal lagu waday in  galabta ay gaaraan aagga dagaalka ayaa socdaalkooda la joojiyay sabab aan la garaneyn darteed, waxaana goobta tegay wafdi uu horkacayo guddoomiyaha Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo saraakiil la socota
DAAWO SAWIRADDA

1-2-3-4-

qasaare-shabaab2

Sawirrada: SONNA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON