Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Meydadka Dad Shacab oo lagu laayey Duleedka Bariire oo la keenay Magaalada Muqdisho

Meydadka Shan Qof oo Shacab ah kuwaasi oo la sheegay inay laayeen Ciidamada Kumaandooska ee loo yaqaan Bangaraafta Soomaalida iyo kuwa Mareykanka ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Maanta la keenay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Dadkan ayaa saxaafadda loo soo bandhigay meydadkooda.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON