Shir maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa isku arkay tiradii ugu badneyd musharixiinta u taagan xilka madaxwyenaha ee doorashada 2016.
Musharixiinta waxaa ka dhex muuqday xubno aan hore loogu arag masraxyada oo la filayay inay soo daahiraan xiliyadda danbe iyo qaar aan weli ku dhawaaqin inay mushirixiin yihiin.
Waxay ka qeyb galeen shir lagu sheegay in looga hadlayo Isbedel Ka-samaynta Soomaaliya, waxaana dadka ka dhex muuqda ka mida:
Ad
- C/raxmaan Baadiyow
- Maxamed Cali Ameriko
- C/raxmaan C/Shakuur
- Maxamud Axmed Tarsan
- Cali Xaaji Xersi
- Salaad Cali Jeelle
- Axmed Macalin Fiqi
- C/llaahi Goodax Barre
- C/weli Sheekh Axmed iyo xubno kale
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com
Warar Xul ah