Wednesday, July 2, 2025

Daawo: Muungaab oo furka tuuray kuna baaqay in tallaabo laga qaado Wasiirka Amniga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ku baaqay in tallaabo laga qaado wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cumar Maxamed, isagoo ku eedeeyay inuu faraha kula jiro arrimo uusan shaqo ku lahayn oo ay ka mid tahay, wuxuuna baaqaasi u diray Madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo guddiga arrimaha gudaha:

  • Inuu Guryo dumiyo
  • Inuu Guryo dad ka saaro
  • Jid laga burburiyo

Wuxuu si cad u sheegay Muungaab in wasiirka arrimaha dibadda wax laga qabto howlaha uu ku dhex jiro oo uu ku tilaamay mooryaanimo iyo sharci darro.

HOOS KA DAAWO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON