Tag: Wasiirka amniga

Wasiirka Amniga oo Dhuusamareeb u tegay xalinta shaqaaqo dhex martay laba ciidan, kana hadlay.....

Wasiirka amniga xukuumaddaSoomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) oo magaalada Dhuusamareeb u tegay xalinta khilaaf keenay gacan ka hadal oo dhex maray ciidamada...

Kulankii Baarlamaanka oo su’aalo adag ku bilowday [Wasiir Ducaale & Fahad Yaasiin oo iska...

Kulanka shanaad ee Kaldhiga 5-aad ee Golaha Shacabka oo looga doodayo xaaladda amniga dalka, gaar ahaan caasimadda ayaa goor dhaw ka furmay...

Fadhigii ugu adkaa ee Barlamanka oo Goor dhow bilaabanaya & Wasiirka Amniga oo wajahaya..

Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa la filayaa inuu goor dhow furmo iyadoo su'aalo lagu weydiin doono wasiiro iyo taliyeyaasha ciidamada ee qaabilsan...

Sidee Guddoomiye Jawaari u maareeyay Su’aalo weydiintii C/kariin Guuleed 2014 [Daawo]

Xildhibaannada Baarlamaankii 9aad ayaa u yeeray wasiirka Amniga ee dowladii Xasan Sheekh, kaasoo ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo loo soo Gole joojiyey...

Agaasime ku-xigeen cusub oo loo magacaabay Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha [Heshiis hoose oo…]

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa magacaabay Agaasime ku-xigeen cusub oo ay yeelaneyso Hay'ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.

Wasiirka Amniga oo sheegay inuu tallaabo ka qaadayo Saraakiil ku lug lahaa Weerar ka...

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa si kulul uga hadlay howlgal dhimasho iyo dhaawac sababay oo Ciidamada Booliska shalay ku...

Boqolaal Ciidamo Boolis ah oo loo tababarray Amniga Magaalada Muqdisho (Daawo+Sawirro)

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta dugsiga tababarka Booliska ee Gen. kaahiye tababar ugu soo xiray 600 askari oo...

Wasiirka Amniga oo sheegay in 30 Ciidamo iyo Saraakiil loo xiray Qaraxyadii Alshabaab [Dhageyso]

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee ka dhacay Xarunta Otto...

Wasiirka Amniga oo Xilkii ka qaaday Afhayeenkii Wasaaradaasi & Afhayeenka oo ka hor yimid...

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga xukuuamadda Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) ayaa xilkii laga qaaday, kadib hadallo kasoo yeeray oo uu ku weerarray madaxda sare ee...

Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada & Maamulka G/Banaadir oo shir ka yeeshay Xaaladda Amniga Muqdisho...

Shir looga hadlayo xaaladda amniga caasimadda oo uu guddoominayo Wasiirka Amniga, ayna ka qeyb galeen taliyeyaasha ciidamada iyo maamulka G/Banaadir ayaa galabta lagu qabtay...

Guddiga Amniga Baarlamaanka oo u yeeray Wasiirka Amiga & Taliyeyasha Ciidamada [Maxaa dhex maray?]

Guddiga  Guddaha iyo Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray oo kulan la yeeshay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Taliyeyasha...

Ciidamada Qaranka oo la Amray inay ka qeyb galaan Gurmadka Dadka Muqdisho ku waxyeeloobay...

Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen maamulka G/banaadir, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Wasiirka Amniga ayaa looga hadlay xaaladda roobabka waxyeelada ka geystay...

Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda NISA oo maanta xilkii la wareegay & Balanqaad uu...

Agaasimaha  cusub ee Hay'adda Nabadsuggida Iyo Sirdoonka Qaranka  (NISA) Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka agaasimaha Hay'adda NISA. Munaasabad ka...

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo kormeer ku tegay Degmada Balcad [Sawirro]

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale kormeer dhulka ah ku tegey degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Wasiirka Amniga oo ay la...

DAAWO SAWIRRO: Saraakiil loo qaatay Ciidamada Booliska oo lagu hor dhaariyey Wasiirka Amniga

Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay saraakiisha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku soo biiray. Saraakiishan oo...

Xaruntii Agoonta Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho oo dib loo furay [Sawirro]

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta Agoonta Ciidanka...

DAAWO SAWIRRADDA: Ciidamada Booliska oo Dhoolatus cajiib ah ku soo bandhigay Xuska sanadguurada 74-aad

Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho munaasbadda sanadguurada 74-aad ee asaaska ciidamada Booliska Soomaaliyeed.Dhoolatus ka dhacay Dugsiga sare ee Booliska  Jeneraal Kaahiye...

Wasiirka Dastuurka oo ka hor yimid Amar kasoo baxay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya [Akhriso]

Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya ayaa si toos ah uga hor yimid amarkii ku celiska ahaa ee maanta kasoo baxay Wasiirka Amniga ee ay isla...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Magaalada Doha uga qeyb galay shir Caalami ah [Sawirro]

Wasiirka Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kasoo qayb galay Shirka Shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL ) oo looga hadlayey la...

Ciidamada Dowladda oo qabtay Nin xiran indho-shareer & xijaab oo Alshabaab ka tirsanaa [Dhageyso]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Muqdisho lagu qabtay nin soo xirtay dharka haweenka oo falal ammaan darro ah ka waday magaalada. Wasiirka Amniga Gudaha...
error: Content is protected !!