Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Muuqaal laga duubay Dableydii weerartay magaalada Nairobi [Soomaali miyey ahaayeen..?]

Muuqaallo laga duubay  dableydii weerarka ku qaaday hotelka Dusit2 ee magaalada Nairobi ayaa muujiyey inay ahaayeen Soomaali, iyadoo kooxda Alshabaab ay sheegatay weerarka.

Muuqaallada oo ay duubtay kaamerida CCTV ayaa muujiyey afar ka mida dableyda weerartay hotelka oo midkood si fiican loo arki karo wejigiisa, waxayna u muuqdeen kuwo u diyaar garoobay weerarka oo ciidamad Kenya ay ku qaadatay 19 saacadood inay ku soo afjaraan.

Madaxweynaha Kenya ayaa shaacisay in lasoo gabagabeeyay howlgalka oo lagu dilay 14 qof oo shacab ah sida uu yiri. Dowladda Kenya ayaan weli soo hadal qaadin cidda ay ahaayeen dableyda weerarka geysatay, iyagoo ku tilmaamay dambiilayaal argagixiso ah.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: one or more people and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON