DAAWO MUUSE BIIXI: “Deeq siisan meyno Gobanimadeena.. Yurub & Mareykan lacagta ay qeybinayaan nooma taallo..”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay shirkii Brussels ee arrimaha Soomaaliya, isgoo sheegay inuusan quseynin shirkaasi, isla markaana aysan qaadaneynin deeqaha caalamku siiyo Somaliland haddii cid kale loo soo mariyo.

“Deeq iyo adduun siisan mayno gobonnimadayada iyo rabitaanka dadkayaga, waxaana aanu go’aansannay inaanu dawlad gaar ah oo madax bannaan noqonno, Yurub iyo Maraykan baa lacag qaybinaysa nooma taallo haddaan annaga toos naloo siinaynin, ma qaadanayno sandareero cid noo soo marta, waayo wax lacag ka badan baanu u hurnay gobonnimada iyo dalkayaga..”

Wuxuu sheegay Muuse Biixi inuusan ka war heynin Feysal Cali Waraabe inuu shirkasi ka qeyb galo, isla markaana ay amakaag ku noqotay Feysal iyo ciddii la socotay inay halkaasi tagaan oo ay Farmaajo la kulmaan, taasina dib looga hadli doono.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

107,629FansLike
501FollowersFollow
2,246FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

107,629FansLike
501FollowersFollow
18FollowersFollow
2,246FollowersFollow

TOP NEWS

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!