Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Ninkii ay qabsatay Qisadii yaabka lahayd ee Hageysa oo hadlay [Malxiisadii ninka noqotay]

Ninkan ayaa waxaa qabsaday qiso la yaab leh oo aan hore loo arag kadib markii gabar la socotay xaas uu guursaday oo malxiisad u ahayd ay nin noqotay.

Ninkan waxaa lagu magacaabaa C/raxmaan Ismaaciil wuxuuna ka sheekeynayaa xaaladii ka qabsatay haweeneydii uu soo guursaday iyo ninka ay u qarisay.

Haweeney deris ah ayaa sheegtay in gabadha ninka ahayd lagu magacaabi jiray Asma, isla markaana ay si cajiib ah u shaqeyn jirtay oo wax waliba oo naag lagu yaqaan ay lahayd. halka gabadha la qabo lagu magacaabo Aamina.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON