DAAWO: Nolosha Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe oo Sawirran 1 min read November 22, 2017 CaalamkaSomali ShareFacebookXPinterestWhatsApp Robert Gabriel Mugabe waxa uu waxbarashadiisa ku qaatay iskuul kaniisad leedahay, kadibna waxa uu u tabobartay macalinimo, isaga oo ka qalinjabiyay jaamacadda Fort Hare (Koonfur Afrika), oo ahayd jaamacaddii Nelson Mandela uu wax ku bartay. 1958 ayuu aaday in uu ka shaqeeyo Ghana.Waxa ay kulmeen xaaskiisii koowaad Sally Hafron oo ay is guursadeen 1961.Markii xabsiga laga soo siidaayay 1974, waxa uu noqday hoggaamiye caan ah oo jabhad ah dagaalkii lagula jiray xukunka caddaanka tirada yar isaga iyo halgamaagii Joshua Nkomo (Midig)Waxay aqbaleen in ay hubka dhigaan, kadibna waxa ay ku guuleysteen doorashadii dhacday 1980-kii.Robert Mugabe ayaa Zimbabwe ku laabtay lix todobaad uun ka hor doorashii kadib 10 sano oo musaafuris ku maqnaa, kadib waxa uu noqday Ra’isulwasaare dowlad wadaag ah.Madaxweynihii Cuba Fidel Castro (dhexda) oo ay wada qoslayaan madaxweynihii hore ee Zimbabwe Canaan Banana (Midig) iyo Ra’isulwasaarihii Zimbabwe Robert Mugabe (Bidix) kadib booqashadii uu ku tagay Harare 31 August 1986Mugabe waxa uu xiriir dhow la lahaa Ra’isulwasaarihii Britain Margaret ThatcherMugabe ayaa guursaday Grace Marufu, sanadkii 1996 sanado kadib markii ay geeriyootay xaaskiisii koowaad. Waxa ay isu hayaan labo wiil.Kadib markii dowladdii Tony Blair ee UK ay diiday in ay maalgaliso siyaasaddii dhulka ee muranka badan dhalisay 1997-dii, iyo markii uu ku guuldaraystay aftidii la qaaday 3 sano kadib , maleeshiyaad Mugabe taabacsan ayaa weeraray lana wareegay beerihii caddaankaMugabe ayaa badalay labiskiisii, wuxuuna bilaabay in uu xirto dhar lagu xardhay calanka dalkaasSanad kasta xisbiga Zanu-PF ayaa xaflad dhalasho u dhigi jirey Mugabe, waxayna noqotay wax caado ahWaa toorte weyn oo lagu xusayo sanad guuradiisa dhalasho ee 92 jirka markii uu noqday, 2016-kii.Waraaqo muujinaya sawirka Mugabe xili lagu jirey ololaha doorashada sanadkii 2008-dii, balse lagu kor xardhay magaca xisbiga mucaaradkaGabadha kaliya ee uu dhalay Bona Mugabe oo qalin jabinaysa 16-kii November, 2015-kii, dalka Singapore.Mudaaharaadayaal kasoo horjeeda MugabeCiidammada Zimbabwe markasta waa ay barbar taagnaayeen Mugabe, halkan waa dabaaldega sanadguuradii 28-aad ee xornimada Zimbabwe Bishii April, 16, 2008.Mugabe oo ku sugan xaflad qalinjabin ah November, 2017-ka maalmo kadib markii ciidanka awoodda la wareegeen.Mugabe ayaa is casilay kadib mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo, iyo culees badan oo la saaray. FacebookXPinterestWhatsApp TagsHarareMugabeZimbabwe Previous articleMadaxweyne Farmajo oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee SomalilandNext articleXildhibaan ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo Gurigiisa la weeraray NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar161,065FansLike2,523FollowersFollow5,990FollowersFollow WARARKII UGU DANBEEYAY FederaalkaRa’iisul wasaare Xamza oo sii wada xilal u kala bedelista Xubnaha Golaha Wasiirada FederaalkaYaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh? FederaalkaSaddexda Qodob ee ugu culus War-murtiyeedka Shirka Kismaayo ee Mucaaradka BanaadirNatiijada Imtixaanka Dowladda Somaliya ee Dugsiyada Sare 2024-2025 oo la shaaciyay iyo Ardayga … FederaalkaAKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaannada Maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya BREAKING NEWSPuntland oo beenisay inay ciidankeeda qabsadeen Markabka Hubka sida ee MV Sea World, baaqna u dirtay DFS iyo Turkiga NAGU SOO BIIR161,065FansLike2,523FollowersFollow5,988FollowersFollow TOP NEWSYaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh? December 21, 2025 Saddexda Qodob ee ugu culus War-murtiyeedka Shirka Kismaayo ee Mucaaradka December 21, 2025 Natiijada Imtixaanka Dowladda Somaliya ee Dugsiyada Sare 2024-2025 oo la shaaciyay iyo Ardayga … August 24, 2025 Puntland oo beenisay inay ciidankeeda qabsadeen Markabka Hubka sida ee MV Sea World, baaqna u dirtay DFS iyo Turkiga July 24, 2025 FAAHFAAHIN: Qarrax is-miidaamin ah oo AS ku qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad iyo Saraakiil Caddaan ah.. July 9, 2025 Wado cusub iyo Buundo laga dhisayo jidka isku xira Isgoysyada Shaqaalaha iyo Sheekh Cali Suufi July 9, 2025 Alshabaab oo la wareegtay degmada Moqokori iyo Wararkii ugu danbeeyay.. July 7, 2025 Load more XOGAHA QARSOON Yaa Sheekh Shariif ka hor istaagay inuu hoggaamiyo Golaha Mustaqbalka ee Mucaaradka Dowladda Xasan Sheekh? December 21, 2025 XOG: Is-faham laga gaaray wadadal toos ah oo dhex Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif June 23, 2025 XOG: Sababta dhalisay in xilka laga qaado Agaasimihii Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe June 2, 2025 XOG: Wararkii ugu danbeeyay ee Xil ka qaadista Agaasimaha Hay’adda NISA C/llaahi Sanbaloolshe May 30, 2025 XOG: Maxaa ka jira in Madaxweyne Xasan Sheekh uu luminayo taageerada Mareykanka? May 29, 2025 Siciid Dani iyo Axmed Madoobe oo is-afgarad ku gaaray dalka Imaaraadka Carabta, kuna soo jeeda… May 28, 2025 XOG: Farmaajo oo diiday Shirka Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo shaki laga qabo Xubno… May 28, 2025 Load more