Friday, June 27, 2025

DAAWO: Prof. Yaxye Sh. Caamir oo kashifay Arrimo ku saabsan Ninka Ajnabiga ah ee loo wado Bankiga dhexe

Prof Yaxye Sheekh Caamir oo ka mida dhaqaale-yahannada Soomaaliyeed ee degan magaalada Muqdisho ayaa kashifay arrimo badan oo ku saabsan ninka ajnabiga ah ee loo wado Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in Bankiga Dhexe aanu guddoomiye ka noqon karin Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, wuxuu sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Nigel Roberts uu xiriir la lahaa shirkadda SOMA OIL, taasoo keeneysa dano is dhex gala, isagoo intaas ku daray in ninkan aanu lahayn aqoon banki, lagana eryay Bankiga Adduunka.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA DALSAN TV

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON