Thursday, June 26, 2025

DAAWO: Qaabka NISA u fashiliyeen qaraxyo la abaabulay & laba baabuur oo miineysan

Ciidamada  Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA  ayaa saakay helay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la damacsanaayeen in qaraxyo lagu geysto. Gaariga ayaa la sheegay in lagu daba jiray oo markii ay ogaadeen dableydii ay ka baxsadeen lagana gelay miinooyin iyo saddex qori oo AK47.

Howlgalkaan lagu saaray waalxaha qarxa waxaa si wada jir ah u fuliyay ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee  NISA iyo  ciidamada Booliska qeybta Miino Baarinsta.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON