Xildhibaan Abwaan Cabdi Shire Jaamac ayaa qaraaxo kasoo duubay qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka
Federaalka Soomaaliya isagoo weydiiyay sida dib loogu soo noqon karo.
Xildhibaan Dalxa oo ayaa sheegay inay markan adag tahay si kursiga xildhaabinnimada loogu soo laabto iyadoo aqalka hoose musharaxa u tartamaya laga rabo $5000 doolar, halka Aqalka sare uu yahay $10,000. Wuxuuna intaas ku daray inay galeen Ayuuto (shaloongo) si ay lacagtaas u helaan.
DHINACA SARE KA DAAAWO
Goobjooge.com