Monday, July 14, 2025

DAAWO: Qeybtii labaad ciidamo Itoobiyaan ah oo tegay Magaalada Kismaayo

Waxaa maanta magaalada Kismaayo  gaaray qeybtii labaad ee ciidamo Itoobiyaan ah  oo qeyb ka ah ciidamada dhowaan la geynayo magaalada Kismaayo ee ka mid noqonaya qeybta AMISOM Jubbooyinka.

Diyaarad yar ayaa siday ciidamadan oo tiradooda gaareysay 40 askari, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweweeyay saraakiil ka tirsan AMISOM, Madaxweyne ku xigeenka  maamulka Jubba Cabdullahi Ismaaciil Fartaag, sii-hayaha Wasiirka arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish iyo odayaal.

Xaflad soo dhoweyn ah ayaa magaalada Kismaayo loogu sameeyay ciidamada Itoobiyaanka, waxaana C/llaahi Fartaag uu sheegay inay ku yimaadeen Kismaayo rabitaanka shacabka sida uu hadalka u dhigay.

DAAWO SAWIRRADA

IMG_4356-Copy-1024x683IMG_4368-Copy-1024x683IMG_4377-Copy-1024x683IMG_4386-Copy-1024x683IMG_4390-Copy-1024x683IMG_4393-Copy-1024x683IMG_4394-Copy-1024x683IMG_4395-Copy-1024x683IMG_4399-Copy-1024x683IMG_4400-Copy-1024x683IMG_4401-Copy-1024x683 (1)IMG_4401-Copy-1024x683IMG_4417-1024x683IMG_4420-1024x683IMG_4421-1024x683IMG_4429-1-1024x683IMG_4439-1024x683IMG_4444-1-1024x683IMG_4451-1-1024x683

IMG_4455-1-1024x683

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON