Thursday, July 17, 2025

DAAWO QISO XANUUN BADAN: Gabar Qoyskoodu u jir-dilay inay Guursatay nin Gabooye ah

Qiso la yaab iyo xanuun leh ayaa ka dhacday degaanada Somaliland, kadib markii gabar kasoo jeeda beesha Isaaq ay guursatay nin Gabooye ah.

Gabadhan oo lagu magacaabo Hoodo Mukhtaar Yuusuf Faarax ayaa muddo saddex beri jirdileen qoyskooda oo u diidanaa inay guursatay wiil kasoo jeeda Beesha Gabooye, waxaa kaloo la jir dilay wiilka aabihiis oo isku dayay inuu reerka gabadha la xididdo.

Hoodo Mukhtaar Yuusuf Faarax
Hoodo Mukhtaar Yuusuf Faarax

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON