Haweeney Mareykan ayaa heshay sawirro hore oo uu leeyahay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump.
Haweeeneydan ayaa sheegtay in Boorso lagu soo fogeeyay dharka la isticmaalo ee Hudheyda loo yaqaan ay ka dhex heshay sawirro hore oo uu leeyahay Donald Trump, kuwaasoo muujinaya noloshiisii hore, waana sawirro aan hore loo arag.
DAAWO SAWIRRADA
Goobjooge.com