Thursday, June 26, 2025

DAAWO SAWIRRO: Alshabaab oo baahisay muuqaalada dagaalkii Kulbiyow

Kooxda Alshaab ayaa baahisay  markii ugu horeysay muuqaalo sawirro ah oo laga soo qaaday weerarkii ay Jimcihii hore ku qaaday Saldhigga Kulbiyow ee ciidamada Kenya.

Sawirrada waxaa ka muuqda in Alshabaab si buuxda gacanta ugu dhigeen saldhiga iyo in lagu laayay askar fara badan oo Kenyaan ah iyadoo la sheegay in lagu dilay xerada 67 askari.

War Saxaafadeed ay soo saartay Alshabaab oo la socday Sawiradan ayaa lagu sheegay in duulaanka Kulbiyow  loogu magac daray “Gazwat AShaykh Maxamed Dulyadeen” ayna fuliyeen guutada Saalax Nabhaan, laguna dilay in ka badan 67 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO

Kulbiyow_007Kulbiyow_011Kulbiyow_012Kulbiyow_026Kulbiyow_022Kulbiyow_016Kulbiyow_015Kulbiyow_014Kulbiyow_027Kulbiyow_034Kulbiyow_001Kulbiyow_002Kulbiyow_003Kulbiyow_004Kulbiyow_005Kulbiyow_006Kulbiyow_007Kulbiyow_008Kulbiyow_009Kulbiyow_010Kulbiyow_011Kulbiyow_012Kulbiyow_013Kulbiyow_015Kulbiyow_014Kulbiyow_016Kulbiyow_017Kulbiyow_018Kulbiyow_019Kulbiyow_020Kulbiyow_021Kulbiyow_022Kulbiyow_023Kulbiyow_024Kulbiyow_025Kulbiyow_026Kulbiyow_027Kulbiyow_028Kulbiyow_029Kulbiyow_030Kulbiyow_031Kulbiyow_032Kulbiyow_033Kulbiyow_034Kulbiyow_035Kulbiyow_036Kulbiyow_037Kulbiyow_038Kulbiyow_039Kulbiyow_040Kulbiyow_041Kulbiyow_042Kulbiyow_043Kulbiyow_044Kulbiyow_045Kulbiyow_046

DIGNIIN: SAWIRRO ARGAGAX LEH

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON