Xarakada Alshabaabul ayaa soo bandhigtay sawirrada gaadiid iyo hub ay ku qabsadeen dagaalkii Ruun-Nirgood shabeelaha dhexe.
Sawirrada ay baahisay Alshabaab waxaa ka muuqda Laba Gaari BG ah oo sahay kala duwan ku siday ciidamada dowlada iyo laba gaari cabdi Bilayaal ah oo ay ku xiranyihiin qoryaha dhashiikaha oo lagu qabsaday dagaalka.
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com