Saturday, July 5, 2025

DAAWO SAWIRRO: Banaanbixii ugu weynaa oo siyaasadeed oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbax kii ugu weynaa oo lagu dalbanayo in xuquuqda siyaasadeed ee gobolka Banaadir la siiyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, xilli Baarlamaanka Soomaaliya ka doodayo heshiiska doorashada isla markaana ay Muqdisho ku sugan yihiim xubnaha Golaha Ammaanka Q/Midoobay.

Dadka ka qeyb galay bannaabaxa ayaa  watay halku dhigyo lagu dalbanayay xuquuqda Gobolka Banaadir waxay socod ku mareen Daljirka Dahsoon iyo Xarunta Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlay bannaanbaxa ayaa sheegay inay dalbanayaan inay helaan xuquuqdii dadka Gobolka Banaadir, iyadoo saddexda milyan oo gobolka degan ay ka maqan tahay xuquuqdooda.

DAAWO SAWIRRO

banan bax-banaadir (1)
banan bax-banaadir (3)

banan bax-banaadir (4)

 

banan bax-banaadir (9)banan bax-banaadir (10)banan bax-banaadir (11)banan bax-banaadir (12)banan bax-banaadir (13)banan bax-banaadir (14)banan bax-banaadir (15)

banan bax-banaadir (6)

banan bax-banaadir (7)

banan bax-banaadir (8)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON