Thursday, July 17, 2025

DAAWO SAWIRRO: Baxaari Ajnabi ah oo lagu qabtay xeebta Kismaayo

Shan badmaax oo u dhashay Jasiiradaha Comoro ayaa maanta lagu qabtay xeebta magaalada Kismaayo kadib markii Dooni ay wateen kula qalibantay Badweyne India.

Maamulka Jubba ayaa soo bandhigay sawirada shantaas nin oo aanay weli caddeyn waxa ay qabanayeen iyo sida ay ku soo gaareen xeebaha Soomaaliya.

DAAWO SAWIRRO

Baxaari06

Baxaari05 Baxaari04

Baxaari03

Baxaari02

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON