Orodyahanka heer caalami ee Mo Farah ayaa si rasmi ah loo guddoonsiiyay Darajada AY bixiso Boqarada Ingiriiska ee yaqaano Knighhood.
Mo Farah oo 4 jeer ku guuleystay billadaha orodka caalamiga ah ee Olombikada adduunka ayaa sharafta uu u soo hooyay dalka UK oo uu tegay isagoo wiil yar loo siiyay darajadan oo ay helaan dadka waxqabadkooda la aqoonsado, waxaana hadda kadib loogu yeeri doonaa Sir Mo Farah.
Isagoo ka hadlay kadib markii Boqoradda Elizabeth II ay guddoonsiiyay darajada ayuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay sharafta uu ka helay dalkii uu guriga ka dhigtay ee uu u soo qaxay isagoo 8 sano jir ah..”
SAWIRRO
"It was very special" – Sir @Mo_Farah shares his experience of receiving a Knighthood from The Queen. pic.twitter.com/tdoNMbOwGX
— The Royal Family (@RoyalFamily) November 14, 2017