Tuesday, June 24, 2025

DAAWO: Sawirro cajiib ah oo laga soo qaaday Saldhiga Turkiga ee Muqdisho [Gawaarida Gaashaaman ee Turkiga]

Saldhiga Milateri ee Turkiga ka hirgeliyay magaalada Muqdisho loo diyaariyay in la furo maalmo gudahood, iyadoo si rasmi ah loo dhameystiray.

Ciidamadii ugu horeeyay ee  ka socda Turkiga ayaa toddobaadkii hore soo gaaray Muqdisho, iyadoo lagu arkay gaadiidka gaashaaman ee Ciidamada Turkiga.

Saldhigan oo ah mid casri ah oo aad u weyn ayaa loo qorsheeyay in lagu tababarro 1,500 askari oo Soomaali ah, waxaana howshaasi qaban doono ciidamo iyo  Saraakiil milateri oo ka socda Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah u furo saldhigan, waxayna Soomaaliya noqoneysaa dalka labaad ee ciidamo ka joogaan dibadda, kadib dalka Qatar.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON