Xafaladda caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka dhacday maanta guriga umadda ee magaalada Jabuuti, iyadoo ay ka qeyb galeen madax afrikaan ah iyo marti sharaf laguy casuumay.
Madaxweynaha Suudaan, Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Madaxweynaha Rwanda, Madaxweynaha Soomaaliya iyo madax kale ayaa ka qeyb galay caleemo saarka, waxaa kaloo ku sugnaa madaxda maamulada dalka qaarkood.
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com